Dib u dhis ku socda Garoonka Muqdisho iyo Masuuliyiin kormeeray (Daawo Sawirada)

Waxaa dib u dhis ka socdaa garoonka Stadium Muqdisho oo mudo sanado badan bur bursanaa sidoo kale soo noqday xeryo ciidan ay degaan Ciidankii Itoobiyaanka iyo sidoo kale Ciidamada AMISOM. Garoonka oo dib loogu soo celiyay gacanta dowlada federaalka Soomaaliya ayaa lagu bilaabay dib u dhis xoogan, waxaana la filayaa in garoonka dib loogu bilaabo ciyaarihii … Continue reading Dib u dhis ku socda Garoonka Muqdisho iyo Masuuliyiin kormeeray (Daawo Sawirada)